BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Iiraan: 1979 - 2026. Kacdoon dadweyne oo gilgilay labadii nidaam ee boqortooyada iyo wadaaddada
Iiraan gudaheeda marka laga yimaado waxay saamayn weyn ku leedahay dalalka ay ku xooggan yihiin shiicada sida Suuriya, Lubnaan, Ciraaq, iyo Yemen oo ay ka jiraan maleeshiyooyin ku xiran Tehran
Ciidanka Itoobiya oo xiray Jeneraal Gabre, maxay tahay sababta
"Ma jirto cid sharciga ka sarreysa, waana sababta loo xiray," ayuu yiri taliye sare oo ka tirsan ciidamada milateriga oo BBC-da la hadlay.
TOOS, Puntland oo ‘magdhow ka doonaysa’ dalalka ay ka soo jeedaan maxaabiista ay qabatay
Maxaabiista la soo bandhigay waxay ka badan yihiin lixdameeyo, waxayna ku shaqeynayeen xirfado kala duwan
Muxuu yahay walaaca ay qabaan farsamayaqaannada tumi jiray agabka la isticmaalo
Mid ka mid ah odayaasha shaqadan qabta wuxuu sheegay inay sidoo kale ka walaacsan yihiin dhallinyaradii dhaxli lahayd oo aan farsamada u soo jeedin
Maxaan ka ognahay safarka la sheegay in Cirro uu ku tegayo Israa'iil?
Ra'iisul Wasaaraha ayaa 26-kii December ku dhawaaqay in Somaliland ay si rasmi ah ugu aqoonsadeen dal madax-bannaan.
Maxay Itoobiya ka yeeli doontaa warqadda uu Trump u diray Masar?
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa marar badan ka hadlay biyo-xireenka Niil tan iyo markii mar labaad loo doortay xilka madaxweynimo.
Laamaha ammaanka Libya oo tahriibayaal kasii daayay 'xabsi qarsoodi ah'
Liibiya waxay noqotay waddo ay sii maraan muhaajiriinta ka baxsanaya colaadaha iyo faqriga ee u socda Yurub, iyagoo adeegsanaya waddooyin halis ah oo dhex mara saxaraha iyo badda Meditareeniyaanka.
Trump oo xadka awooddiisa tijaabinaya iyo Minnesota oo iska celineysa
Wadooyinka Minneapolis ayaa laga dareemayaa dagaal u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka ee Jamhuuriga ah iyo magaalo iyo gobol Dimuqraadi ah.
Netanyahu oo ka welwelsan qorshaha Madaxweyne Trump
Ra'iisulwsaraaha Israa'iil Benyamin Netanyahu ayaa ku baaqay kulan hordhac ah oo degdeg ah oo ay yeeshaan Golaha Wasiiradda Dagaalka.
"Geedka aad labaatan jir ku beerato lixdan jirkaaga ayaad harsataa"
Laga bilaabo socod degdeg ah oo 15-daqiiqo ah ilaa helidda hurdo joogto ah, sameynta waxyaabahan markaad gaarto da'da 30-meeyada waxa ay kaa caawin kartaa in caafimaadkaadu wanaagsanaado xitaa marka aad gaarto da'ada70-meeyada
Maxaa laga yeelayaa ajaanibta Turkiga iyo Sacuudiga ka mid yihiin ee ay qabatay Puntland?
Buuraha Calmis-kaaad waxaa uu muddo sanad ka badan dagaal ku dhexmarayay ciimada Puntland iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Daacish oo ka hor dagaalka halkaas ku lahayd fariisimo waaweyn.
Hoggaamiyaha saree e Iran oo qiray arrin lagu eedeyey maamulkiisa
Mudaharaadyada, oo billowday 28-kii Diseembar sababo la xiriira xaaladdo dhaqaale, ayaa isu beddelay baaqyo lagu dalbanayo in la soo afjaro talada hoggaamiyaha sare ee Iiraan.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Jannaayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 19 Jannaayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Jannaayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Jannaayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































